Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Nabad sugidda Jubaland ayaa soo qabtay Horjoogihii Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaano badan oo ka tirsan gobolka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga amniga ee caleema saarka Madaxweyna cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee gurmadka Abaaraha oo safarkiisi ugu horreeyay ku...
Baydhabo- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad...
Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Garoowe
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminaya ayaa loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe.
Madaxweynaha ayaa ka hadlay guud ahaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay danjiraha Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bogaadiyay gargaarka ay dalka keentay dowladda Qadar
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Arrimaha bani-aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha, Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa bogaadiyay gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Baydhabo
Madaxweyne JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkiisii ugu horreeyey ugu ambabaxay maanta Dowlad goboleedka Koonfur-galbeed.
Soo dhowaynta wafdiga madaxweynaha ayaa laga dareemayaa Magaalada Baydhabo...










