Wadamada Midowga Yurub oo ku heshiiyey in 90% la dhimo xadiga saliida ee laga...
Guddoomiyaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels in cuno...
Wasiirka Awqaafta XFS oo la kulamay Wasiirka Xajka ee Boqortooyada Sacuudiga
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta XFS Mudane, Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa ka kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Dr. Towfiiq...
AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MADAXTOOYADA OO XILKA KALA WAREEGAY AGAASIMIHII HORE
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta...
Agaasimaha guud ee Heya’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida qaranka oo Taliyaha Nabad Sugida Gobolka...
Agaasimaha guud ee Heya’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha Heya’adda Sirdoonka Gobolka Banaadir u magacaabay Muxiyadiin Warbac shadoor.
Muxiyadiin...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkey ee Soomaliya...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...
Wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo Gaaray Magaalada Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee Caasimada Gobolka Baay Maanta waxaa gaaray Wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Shekh Maxamuud .
Wafdigaan waxaa qeyb ka...
Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo ka qaybgalay Xarig jarka Xarunta Cusub ee...
Munaasabada kooban oo ka dhacday xarunta ciidanka ilaalada wadooyinka ee(Taraafikada) aya ahayd xarig jarka dhisma cusub oo xarunta lagu soo kordhiyay,waxana ka qayb galay...
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Dowladda imaaraadka...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee...










