Soo dhoweynta booqashada Madaxweynaha JFS oo laga dareemaya Dhuusamareeb
Qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Galmudug ayaa laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb.
Amniga...
Danjiraha Soomaaliya u jooga Sacuudiga oo booqday Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Al Munawara
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya, Saalim Macoow Xaaji oo uu weheliyo qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga magaalada Jiddah ayaa booqasho...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka koofur galbeed u diray farriin ku aaddan dib u...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa bogaadiyay doorka ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu booqdo Dhuusamareeb
Wafdi horudhac u ah booqashada uu madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ku tagayo Galmudug ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.
Wafdigaan oo uu hoggaaminayay Madaxweyne kuxigeenka...
Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray xeryaha ciidanka xoogga ee deegaannada hoos taga gobolka Baay
Baydhabo- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage iyo Saraakiil kale ayaa maanta safar howlo shaqo ah ku tagay Deegganka Goofgaduud...
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Safiirka dowladda Mareykanka ee...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaliya...
Madaxweynaha JFS oo Booqday Kaamamka ay ku jiraan Dadka ay Abaartu Samaysay ee ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Booqday Kaamamka ay...
Howlgal Amniga lagu Xaqiijinayo oo laga sameeyay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir
Ciidamada Amniga Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa xalay Howlgallo dad badan lagu soo qabtay Waxa ay ka sameyeen dhammaan xaafadaha Degmadaas.
Howlgalka waxaa goobjoog...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka BFS oo maanta kulan Yeelanaya
Xildhibaanadda Golaha Shacabka BFS ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa ay yeelanayaan kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ka qabsoomaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada...
Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Nabad sugidda Jubaland ayaa soo qabtay Horjoogihii Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaano badan oo ka tirsan gobolka...










