Wararka Gudaha

Ciidanka xoogga iyo dadka degaanka oo la wareegay goobo ay argagixisada ku dhuumaaleysanayeen

0
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya shacabka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Sina-dhaqo oo Dhuusamareeb dhanka koonfureed kaga beegan 35 KM. Xubno ka tirsanaa argagixisada...

Wasiir ku xigeenka warfaafinta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Baxdo

0
Wasiir kuxigeen Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya , Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-caddaala)  Xildhibaan ,Cabdisaabbir Nuur Shuuriye iyo guddoomiye kuxigenka amniga iyo siyaasadda gobolka...

Hirshabeelle oo qaybaha Bulshada ugu baaqday hawlgal ka dhan ah Argagixisadda Al-shabaab

0
Dowladda goboleedka Hirshabeelle ayaa bogaadisay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle kuwaas oo lagu ciribtirayo...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Fei Shengchao oo...

Wasiir Fiqi oo beesha caalamka iyo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay taageeraan umadda...

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiiinta Soomaaliya,  Axmed Macallin Fiqi ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo ganacsatada Soomaaliyeed in ay taageeraan...

Ciidanka Xoogga oo weerar ku qaaday xubno ka tirsan Argagixisadda oo isku urursanayey deegaanka...

0
Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb. Ciidanka ayaa weeraray...

Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa la wareegay tuulada Booco ee Gobolka Hiiraan

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan iyo ciidan uu hoggaaminayo ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM koonfur kaga...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay la-taliyeyaasha xasillinta safaaradda Britain ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta XFS Mudane , Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay la-taliyeyaasha xasillinta ee ka socday safaaradda  UK ee...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Booroow

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabaka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida allaha ha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo...

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka golaha loo dhan yahay ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, H.E. Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ka qayb-galay xafladda furitaanka kal-fadhiga 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee...