Wararka Gudaha

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6aad Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB & Guutada 5 aad ee Qeybta 27 aad ee Ururuka 8aad...

Madaxweyne Galmudug oo saxiixay laba Sharci

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka oo sheegay in la dilay 127 katirsan Al-Shabaab

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Sheegay in argagixisada laga saaray degaannada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan intooda badan soona...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Sacuudiga ballaarinta iskaashiga labada dal

0
Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Talaado ah kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New...

Wasiirrada Warfaafinta Iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Masar

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda Mudane Biixi Iimaan Cige oo shirar kala duwan u...

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray xarumaha wasaaradda maaliyadda iyo Bangiga Dhexe

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeeray xarumaha Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo xisaabiyaha Guud, isaga oo u kuurgalay howllaha...

Ku-simaha Madaxwaynaha ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ciidamadda dowladda ku amaanay guulaha ay ka...

0
Ku simaha Madaxwaynaha ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ciidanka dowladda iyo dadka...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo kormeeray deegaanaddii laga xorreeyay argagixisada Al-shabaab ee gobolka Hiiraan

0
Beled weyne- Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka xoogga Dalka  Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa...

Wasiirka gaashaandhigga oo bogaadiyay howlgallada ay ciidanka xoogga iyo shacab iskaashana ka wadaan gobollo...

0
Wasiirka Gaashaandhiga XFS ayaa ciidanka xoogga dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxda argagaxisada ah ee Al-shabaab. “Marka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan  Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...