Wararka Gudaha

Guddiga maamulka doorashada Somaliland oo shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2-kursi

0
Guddiga maamulka doorashooyinka xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee...

Guddiga maamulka doorashada Somaliland oo shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2-kursi

0
Guddiga maamulka doorashooyinka xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee...

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur galbeed oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada...

0
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur galbeed ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada 13 kursi oo lagu qabanayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada...

Olole nadaafadeed oo todobaadkii 15-aad ka socda xeebta Liido

0
Olole nadsaafadeed oo ay soo abaabuleen kooxo dhallinyaro ah ayaa todobaadkii 15-aad ka socdo xeebta Liido ee magaalada udisho. Ololahaan nadaafadeed oo ah fikrad ka...

Abwaan Shube “Maleysan Waagii Aan Indhahayga Ku soo arkay ” MALO-KA-BAX

0
Barqa-kulul dhexdeed, ayaan gaari ka raacay golaha muritida iyo wacyigelinta—The National Theartre—si aan u gaaro cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir, halkaas oo aan...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Dalka Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya oo...

Soomaaliya iyo dalal kale oo u dabbaaldegay xuska maalinta Kansarka

0
Dowladaha caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xusk 4-ta Febraayo oo ah aalinta caalamiga ah ee Kansarka Adduunka si kor loogu qaado wacyiga la xirira...

Saraakiisha Mareykanka oo faahfaahiyey xogta weerarkii lagu dilay madaxii ISIL

0
Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in hogaamiyihii ISIL (ISIS) Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi ee lagu dilay weerar uu Maraykanku ku qaaday Dalka Suuriya uu ku...

Wasiirka Haweenka XFS oo kulan la qaadatay ku-xigeenka ergayga QM ee Soomaaliya

0
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay ku-xigeenka ergayga Qaramada Midoobay...

Mustaf Dhuxulow oo mar kale ku guulaystay kursiga xildhibaannimo ee BJFS

0
Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#049 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda...