Wararka Gudaha

Wasiirka arrimaha dibedda oo la kulmay dhiggiisa dalka Serbiya

0
New York- Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa magaalada New York ee carriga Maraykanka kulan kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia...

Kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga

0
Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha amni ee...

Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya

0
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday mudane, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya. Safiir, Axmed Jumca ayaa ka mid ahaa dhowr...

Ra’iisul wasaaraha Uk oo ku dhawaaqday in ay kordhin doonaan taageerada ay siiyaan Ukraine

0
Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dalka Ingiriiska Liza Truss oo khudbadeedii u horaysay jeedisay Arbacadii ayaa sheegtay in Dowladdeedu sii xoojin doonto taageerada ay u...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Ethiopia

0
New York- Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya mudane, Abshir Cumar  Huruuse ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada midoobay kulan kula qaatay wasiirka arrimaha dibedda...

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gargaarka oo deeq-bixiyeyaasha Caalamka ku boorriyey in ay deg-deg...

0
Ergayga Madaxweynaha Soomaaliyeed ee Arrimaha Gargaarka Bani’danimda Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kulan la qaatay deeq-bixiyeyaasha Caalamka ayaa  ku boorriyey in ay deg-deg uga jawaabaan gurmadka...

Wasiirka Beeraha ee XFS oo kulan wadatashi ah oo la xiriira Horumarinta wax soo...

0
Shirkaan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa Waxaa lagu casuumay xubno horey Madax uga soo noqotay Wasaarada, Aqoonyahano iyo xeel-dheerayaal ku takhasuusay...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la Kulmay Madaxweynaha Masar

0
qaahira- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wasiirada Warbaahinta Carabta ayaa maanta Madaxtooyada Masar kulla kulmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York Boqorka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla...

Ra’iisul wasaare Xamse oo xarigga ka jaray adeegga duulista hawadda ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya oo horumarin lagu sameeyay, lana gaarsiiyay...