Madaxweyne Deni oo xilal u magacaabay saraakiil ka tirsan ciidamada
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay Jeneraal Maxamuud Cusmaan Diyaano oo horay u ahaa taliyihii ciidanka...
Kulan la xiriiray la dagaalanka musuqa oo lagu qabtay Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Avv. Xasan Xuseen Xaaji iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa, ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlaayey qodobo...
Madaxweynaha Galmudug oo safar shaqo ku tagey magaaladda Gaalkacyo
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo ku tagey magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta, ayaa waxaa si wayn usoo...
Koonfur galbeed oo lagu qabtay Doorashada lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka
Gudidda Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee maamulka Koonfur galbeed ayaa maanta soo afmeeray Doorashada lix xubnood oo ka mid noqonaya xubnaha Golaha shacabka ee...
Wasiirka Amniga XFS oo ka qayb galay shirka Wasiiradda Arrimaha Guddaha iyo Amniga Dalalka...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Xil. Cabdullahi Maxamad Nuur iyo Wafdi Uu hogaaminaayo ayaa dalka Tuniisiya kaga qeyb-galay shirka 39-Aad ee Golaha Wasiirada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Romania uga mahadceliyay qaabilidda muwaadiniin Soomaaliyeed
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah Arbaco Wasiiru dowlaha Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhiggiisa Hungary kala hadlay fursado waxbarasho oo loo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah Arbaco Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Gobolka Shabeelaha Hoose oo guddoomiye cusub loo magacaabay
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihi Gobolka Shabeelaha Hoose islamarkaasna u magacaabay guddoomiye cusub.
Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa...
Wasaaradda Caafimaadka oo Baydhabo kusoo gaba-gabeesay shirka Istaraatiijiyada Caafimaadka Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeyay shir looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee heer Maamul Goboladeed ay...
Guddiga doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi
Guddiga Maamulka doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee HirSabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 11 kursi ee ugu Dambeeysa kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Beledweyne.
Qoraal kasoo...










