Doorashada 5-kursi oo ka mid ah golaha shacabka oo maanta lagu qabanayo Gaalkacyo
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaas.
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay musharaxiinta u taagan tartanka xildhibaanimo
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaaxalay kulan la qaatay musharaxiinta u taagan...
Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad gargaar loogu wareejinayay Soomaaliya
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun tan oo raashiin kala duwan ah,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada...
Ruushka oo ku dhawaaqay xabad joojin bini’aadantinimo
Ruushka ayaa ku dhawaaqay xabad joojin ku meelgaar ah inuu ka samaynayo labo magaalo oo Ukraine ah si loo furo waddooyinka bini’aadantinimo,wasaaradda difaaca Ruushka...
Xildhibaano maanta lagu doortay magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladaas, waxaana aad loo adkeeyay amniga goobta...
Guddiga qiimeynta xaaladda deegaan doorashada Labaad ee Jubaland oo la kulmay madaxweyne Axmed Madoobe
Guddiga xaqiijinta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubbaland Garbahaareey ee dhawaan uu magacaabay Ra’sulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay la kulmay...
Guddiga hirgelinta doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga xulista 4-kursi oo deegaan doorashadooda tahay Gaalkacyo
Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista 4-kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo horey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada...
Xog faahfaahsan oo ku socota muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Ukraine:
Maamulka Safaaradaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Germany, Belgium iyo Serbia waxa ay sameeyeen bar is-gaarsiineed oo waxtar u leh muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka soo...










