Wararka Gudaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay howlaha hortebinta leh...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Agaasimaha Waaxeedyada Wasaaradda oo looga hadlayay arimo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Jubbaland

0
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan  ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha Golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Jubbaland Kulanka ayaa intii uu socday...

Kulanka Golaha Wasiirrada Puntland oo maanta looga hadlay Amniga iyo Imtixaanka fasallada 8-aadka

0
Garoowe- Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga...

Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee ka qeyb qaadashada siyaasadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb- Agaasimaga guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Dr; Cabdiwali Axmed Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii ku habboonaa ee dhallinyarada Galmudug loo jiheyn...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka

0
Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka (UPU) ayaa ka qeybgalay doorashada hoggaanka ugu sarreeya ururkaas oo shalay ka...

Madaxaweynaha dawlad goboledka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo madaxa hay’ada qaramada midoobey UNFPA Mr....

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay gudiyada hirgalinta Doorashooyinka

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay kulan la qaatay guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer Federaal, guddiga Xalinta...

wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo si rasmi ah u daah-furtay xog kaydiyaha Ganacsiga Soomaliya

0
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Xog-keydiyaha Ganacsiga Soomaaliya oo ah Website casri ah(www.stip.gov.so) oo lagu soo uruuriyey...

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo kulan la qaatay wakiilka Soomaliya ee Haya’adda UNCHR

0
Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Muqdishu kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR...

Madaxweynaha JFS oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Dalka Saambiya

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Saambiya mudane Hichilema oo lagu caleemo...