Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed,kaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta la hadli doona Shacabka Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadli doona  shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa soo gudbin doona  guulaha 7-dii bilood ee lasoo...

Ciidamada DF oo si buuxda ula wareegay degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud January 1,...

0
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta si buuxda ula wareegay degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud, halkaas oo muddo badan ay argagixisada...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan sagootin ah la qaatay Danjiraha xilka baneynaya ee Itoobiya

0
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan isugu jira Casho iyo sagoontin ah la qaatay...

Dagaalka ka dhex qarxay Khawaarijta waa calaamadda burburkooda(WARBIXIN)

0
Calaamaddaha lagu garto Kooxi marka ay burubureyso ama ku jabto dagaal ayaa waxaa ka mid ah:- Khilaaf, Iscaasin, ismaqli-waa, kala dhuumasho iyo kala shaki,...

Shacabka Marka oo soo dhoweeyay dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta January 1, 2023

0
Qaar ka mid ah Dhallinyarada magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose ayaa kulan ciyaareed ku soo dhoweeyay ciidanka amniga oo cagta mariyay Khawaarijtii...

Generaal Biixi oo ka hadlay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta

0
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo goob fagaar ah kula hadlayay Cutubyo katirsan ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ayaa ka...

Ra’iisal wasaare Xamsa” Waa lagama maarmaan in dib u qiimeyn lagu sameeyo Shaqaalaha dowladda”.”

0
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray agaasimayaasha guud in ay si daacad ah oo fir fircoon u hoggaamiyaan shaqaalaha...

Dagaal ka dhex qarxay Khawaarijta

0
Ku dhowaad 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa ku geeriyootay dagaal ka dhex qarxay Khawaarijta dhexdooda oo ka dhacay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug Dagaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka...