Wararka Gudaha

Boqol ka tirsan argagixisada Al shabaab oo lagu dilay dagaaladii todobaadkaan ka dhacay deegaannada...

0
Ciidamada Qaranka iyo Dadka Deegaanka, oo is kaashanaya ayaa kooxda argagixisada ah ee alshabaab ka xoreeyay in ka badan 20 deegaan oo ku kala...

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda XFS oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee...

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda H.E Ahmed Hassan Aden ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay Tababar ku saabsan Xiriirka iyo Warbaahinta

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-uheshiisiinta XFS mud. Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta daahfuray Tababar ku saabsan Xiriirka iyo Warbaahinta, kaasi oo ay...

Taliyaha Guutada 5 -aad qeybta 27 aad CXD oo gaaray degaanada cadawaga laga xoreeyay...

0
aliyaha Guutada5 aad qeybta 27 aad ee ciidmada xoogga dalka Soomaaliya G/Sare Maxamuud xasan ibraahim baakaay,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan,Xildhibaan C/qaadir Abuukar dhagaweyne...

Ciidamada xoogga dalka oo argagixisada kala wareegay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa xalay kooxaha argagixisada ah kala lawareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan. Deegaanada Khawaarijta...

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caddaaladda oo kormeeray Xabsiga dhexe

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan, Xeer ilaaliyaha guud ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo golaha dhaqaalaha qaranka oo ka wada hadlay horumarinta dhaqaalaha dalka

0
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Marwo Raaxo Janaqow ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay golaha...

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse), ayaa kullan la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,H.E. Mudane alberto Vecchi. Wasiirka iyo...

Pakistan oo ku dhawaaqday khasaaraha ay geysteen Fadahaado ka dhacay dalkaas

0
Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday in fatahaadii dalka ka dhacay dhowaan sababeen khasaare ka badan 30 bilyan oo doolar, isla markaana waddanku uu u...