Wararka Gudaha

Shirka wadatashiga Qaran oo diirada lagu saarayo Arrimaha abaaraha iyo ciribtirka argagixisada

0
Shirka madasha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa maalmaha soo socda ka furmaya magaalada Muqdisho, sida uu warbaahinta...

Cabdiraxmaan Sahal” Argagixisada waa ay ku jabeen kacdoonka shacabka, umana babac dhigi karaan awoodda...

0
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa xoojiyay howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab oo maalmihii dambe si xoogleh uga socday deegaanno ka...

Haweenka ku nool Balad weyne oo garab istaag u muujiyay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Haweenka ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa garab istaag u muujiyay ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ee dagaalka kula jiro kooxaha...

Odayaasha dhaqanka Cadaado iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo ka wada hadlay sidii Argagixisada loo...

0
Odoyaasha dhaqanka reer Cadaado iyo sarakiisha degaanka kasoo jeeda oo ku heshiiyay in la iska dulqaado dhagarta kooxda argagixisada Al-Shabaab. Kulan ay Magaalada Cadaado ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagaystay warbixin ku aadan dhismaha Hay’adda xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan...

Wasiirka Kaluumaysiga oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada dhoofisa Kaluunka.

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa kulan muhiim ah la yeeshay qaar kamid ah ganacsatada...

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee BFS oo u hambalyeysay dhigeedka Baarlamaanka Kenya

0
Waxaan Hambalyo u dirayaa dhigayga guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya, Marwo Gladys Boss Shollei oo ku guulaysatay Xilkaasi Maalintii shalay ahayd. Ms Gladys Boss Shollei waxaa...

Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi...

Golaha deegaanka degmada Xudur oo doortay guddoon cusub

0
Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool. Gudoomiyaha cusub...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfuray ansixinta Manhajka Ilaalinta Bulshada

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray ansixinta Manhajka Ilaalinta Bulshada, oo muhiimad...