Wararka Gudaha

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramadda Midoobay.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Rag Dhac Ka Geystay Magaalada Muqdisho

0
ILAYSKA DALKA:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay si farsameeysan dadka...

Banaanbaxyada rabshadaha wata oo ku sii baahaya dalka Koonfur Afrika

0
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore Jecob Zuma oo maalintii 5 aad xabsi...

Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka oo gobolka Minnesota ka bilaawday adeega bixinta Baasaboorka.

0
Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Washington DC ee magaalo madaxda dalka Maraykanka oo in dhawaalaba ku howlaneyd dadaallo ku aadan sidii ay u...

Jubbaland oo soo saartay digniin ku aadan la macaamilka kooxda argagixisada Al-shabaab.

0
ILAYSKA DALKA:-Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay u...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka heer maamul Goboleed ee Jubbaland

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubaland. Madaxweynaha Jubbaland iyo xubnaha Guddiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo xarigga ka jaray Xarunta Taliska qeybta 27-aad ee Degmada...

0
Buula-burde- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xarunta taliska qeybta 27-aad oo si ku meel gaar ah ugu shaqeyn...

Guddiga Doorashada Maamulka Hirshabeelle oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

0
Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulaya doorashada heer Dowlad goboleed ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Xilka guddoomiyaha guddiga doorashada waxaa...

Dilkii Madaxweynihii hore ee Heyti oo loo xiray Dhaqtar muhiim ah

0
Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu ka dambeeyay abaabulka dilkii...

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed guusha uu xisbigiisa ka gaaray doorashooyinkii baarlamanka ee dalkaas...