Wararka Gudaha

Imtixaanka shahaadiga oo si habsami leh uga socda dalka

0
Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee dowladda ay qaadeyso ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday dalka gaar ahaan, waxaana u fariistay arday tiradooda gaareys...

Madaxweynaha Galmudug oo ku bogaadiyay ciidamada iyo shacabka Baxdo sida geesinimada leh ay isaga...

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa qalabka sida, sida...

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo...

0
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada dalka. Imtixaankan oo ay...

Ruushka oo soo bandhigay muwaadiniin Mareykan ah oo lagu la’aa dalka Ukraine

0
Mid ka mid ah TV-yada Ruushka ayaa Jimcihii shalay baahiyay muuqaallo ku saabsan muwaadiniin Mareykan ah oo lagu la’aa dalka Ukraine, dadkan ayaa la...

Howlgalo lagu ciribtirayo haraadiga nabad-diidka oo ka socda Gobolka Hiiraan

0
Howlgalo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyada Alshabaab ayaa ka socda deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Beledweyne, Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Howlgaladani Ciidanka Xoogga dalka ay...

Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12-aad oo saakay Dalka ka bilaabanaya

0
Waxaa saaka dalka ka bilaabanaya Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ay qaaddo wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka. Xafiiska...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Reer Baxdo waxaad cashar lama ilaawaan ah u dhigteen argagixisada idin...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey shacabka deegaanka Baxdo ee Gobolka Galguduud sida naf-hurnimada leh oo ay isaga difaaceen...

Al-shabaab oo dharbaaxo adag kala kulmay Baxdo iyo Ciidamada Danab iyo Daraawiishta Galmudug oo...

0
Dadka deegaanka Baxdo oo iskaashanaya ayaa iska caabiyay weerar ay maleeshiyada Alshabaab kusoo qaadeen deegaankaasi, waxaana ay argagixisada gaarsiiyeen khasaaro aad u xooggan. Taliyaha ciidanka...

Wasiirka Beeraha XFS oo daah-furay Masrax loogu talagalay Horumarinta Beeraha

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS Siciid Xuseen Ciid ayaa manta  daah-furay Masraxa Horumarinta Beeraha oo muddo 30 sano kadib lagu sameeyay dib u dhis. Kulankii daahfurka...

ERGEYGA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA JFS U QAABILSAN ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY MADAXDA...

0
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha jfs u qaabilsan arrimaha abaaraha C/raxamaan C/SDhakuur Warsame ,ayaa la kulmay xubno ka socda safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay ...