Wararka Gudaha

TAGTADAADA QURUXSO

0
Nolosha aradku waa dharaaro kooban, inta xabaasha lagu jirayaahi waa ammin dheer oo kumanaan gu' gaadha in kastoo ay imminka joogidda ifku gabangabo ku...

Wakaaladda Wararka SONNA oo maanta u dabbaal dageysa sanad-guurada 59-aad

0
Wakaaladahaa wararka waa heyโ€™addo u xilsaaran ,ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadintaย  macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa heshiis la gaaray Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Emarat-ka

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo hawlo shaqo u jooga magaalada Abu dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ayaa...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan natiijo wanaagsan ku soo dhammaaday la yeeshay Wasiirka Arrimaha...

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa kulan natiijo wanaagsan ku soo dhammaaday la yeeshay Wasiirka Arimaha Dibadda...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Amb. Mohamed El-Amine...

MAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA

0
Muqdisho, Jannaayo 04, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO-FAAY (QEYBTA 22-AAD)

0
Hadalka iyo hawsha, wuxuu badin jiray hawsha. Gacantiisa wuu madax bannayn jiray. Xornimo buuxduu siin jiray. Wuu u fasixi jiray in ay gabadha korkeeda ku...

SHEEKADII: DUKE IYO DABAGAALLE

0
bari baa waxaa saaxiibay; Duke, dafo, iyo dabagaalle, waxayna ku heshiiyeen inay wada qaraabtaan oo wax walba oo ay helaan wada cunaan, midbana uu...

BARO 7-WAXYAABOOD OO MASEYRKA LA XIDHIIDHA

0
Waa maxey maseyr? Ma hubo aqoon balaadhana uma lihi macnaha ereyga maseyr hasa yeeshee waxaan si kooban isugu dayayaa in aan sharaxo maseyrku ....