Wasiir Daa’uud “SONNA waxaa ay mudan tahay ammaan ballaaran, waxay sameysay horumar dhanka wax...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanad guuradda 59-aad ee...
Wakaaladda Wararka SONNA oo maanta u dabbaaldageysa sanadguurada 59-aad
Wakaaladahaa wararka waa hey’addo u xilsaaran ,ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadinta macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u...
Ra’iisul wasaaraha XFS ayaa hambalyo u diray xuska Aasaaska Wakaaladda Wararka SONNA oo maanta...
Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray xuska Sanadguuradii 59-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA,oo...
DULQAAD LA’AANTA LAGU ARKO BARAHA BULSHADA MAXAA SABAB U AH?
Aadanaha wuu kala duwan yahay mana jirto labo oo isku mid ah xitaa mataanaha aan la kala garan ee wada dhashay..waayo qof walba qofka...
HADDII LAGA XOREEYAY MAXAA KALOO LOO BAAHAN YAHAY?
Waxaan maanta isha la raaceynaa meelihii laga xorreeyay maleeshiyaadka qaabka daran ee argagixisada Al-Shabaab, oo haatan loo yaqaan (Khawaariijta)
Waa dhab in laga xorreeyay deegaamo...
ISLAAMKU WUXUU KOOBAYAA DHAMMAAN DHINACAYADA NOOLASHA DADKA
Dad badani way yaabayaan markay ogaadaan in islaamku uusan ahayn kaliya cibaadooyin iyo talooyin guud oo akhlaaqda ku saabsan, sida ay ku yaqaaneen diimaha...
AQOONTII BADNEYD EE CABDULLAAHI BINU MASCUUD: (QEYBTII 2-AAD)
wuxuu ahaa muslimkii ugu horeeyay ee la jahra aqriska qur'aanka.
Waxaa taas ku deeqsiinaya, inuu Cabdullaahi Binu Mascuud ahaa muslimkii ugu horeeyay ee la jahray...
HOWL-GALLADA CIIDAN EE KA SOCDA DALKA WAA ASTAANTA DHAMAADKA KHAWAARIJTA
Bilooyinkii ugu dambeeyay,waxaa aad u kordhay qasaaraha iyo jabka loo geystay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab,iyagoo waayeen maleeshiyaad badan oo si qalad ah loo...
DALXIISKA SOOMAALIYA
Dowladda Soomaaliya ayaa 13-ka bisha Sabtembar sannad walba u aqoonsatay in ay tahay maalinta dalxiiska Soomaaliya, ujeeddaduna waxa ay tahay sidii loo dhiirrigelin lahaa...
WASAQOWGA BIYAHA IYO WAXYAABAHA KEENA
Wasakhowga biyaha ee xiligan aanu joogno waxaa keena isticmaalka mashiinnada iyo agabka tirada badan ee dunida laga isticmaalo, waxaa sidoo kale keena dadka ku...










