Wararka Gudaha

RW Xamse “Waan bogaadinayaa Warbaahinta Qaranka kaalinteeda dib u xoreynta dalka iyo la dagaallanka...

0
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed {SONNA} oo dib...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Diray Wakaaladda SONNA oo maanta u...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xajir Ducaale ayaa Hambayo u diray Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta gaarhaan Maareeyaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo xariga ka jaray dib u dayactirka dhismaha xarunta SONNA

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xariga ka jaray dib u dayactirka dhismaha xarunta Wakaaladda SONNA iyo daahfurka adeegga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay shirka Golaha wasiirada oo looga hadlay xaaladda guud...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka golaha Wasiirada ayaa faray golaha in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu...

Wasiirka difaaca XFS oo booqday dhaawacyadii Zoobe-2 ee loo qaaday dalka Imaaraat-ka

0
Abu-dhabi- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday Isbitaalka Ciidanka Qalabka sida ee Dowladda Imaaraatka Carabta, halkaas oo lagu dabiibayo qaar...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay madaxda ururrada bulshada rayidka ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarrinta bulshada  la qaatay madaxda...

BANDHIGGA GANACSIGA EE SOMALI TRADE SHOW (WARBXIN)

0
Waxa la soo gabagabeeyay barnaamijka bandhigga ganacsiga, kaas oo ay so qaban qaabiyeen SOMALI TRADE SHOW.Bandhiggu wuxuu ahaa mid si cajiib ah oo farshaxeysan...

Maxaad ka ogtahay deegaanada ay ku kala xayiran yihiin horjoogayaasha Khawaarijta Al-Shabaab?. Warbixin.

0
Wixii ka danbeeyay markii Khawaarijta lagala wareegay in ka badan 50 oo ka tirsan Gobollada dalka, waxaa Khawaarijta soo wajahay wal wal xoog leh,...

Wasiir Daa’uud “SONNA waxaa ay mudan tahay ammaan ballaaran, waxay sameysay horumar dhanka wax...

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aadan sanad guuradda 59-aad ee...