SOOMAALIYA IYO CARABTA XIRIIR WALAALNIMO IYO GANACSI AYAA MIYAA KA DHAXEYN JIRAY?
Muddo Qarniyaala ah, ayaa xiriir Ganacsi iyo Islaannimo ka dhaxeeysay, Soomaalidii hore iyo Carabtii degganeyd Xijaas, Arla Shaam iyo Yemen. Soomaaliya oo waagaas la...
SIDEEN KAGA FAA’IIDAYSAN KARNAA DALAGA BEERAHEENNA.
Dhawaan waxaan socdaal gaaban ku tagey deegaanno hoos taga magaalooyinka balcad iyo af-gooye oo tabcashada beeraha aad ugu wanaagsan,ย dhammaan jaadadka kala duwan ee...
MAXAAD KA TAQAANA SUUFKA IYO SIDA LOOGA GANACSADO?
Haddaba, Dadkii hore ee dunidan ku noolaan jiray, waxay dharka ka sameysan jireen Caleemo, Cows, Mayrax, Maqaarka iyo Hargaha Xoolaha. Ka dib waxay dadkii...
XORAYNTII AADAN YABAAL WAXAY HALBEEG U TAHAY GUUSHA LAGA GAARAY DAGAALKA LAGULA JIRO KHAWAARIIJTA....
Dhawaan waxaa deegaannada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ka bilowday safaro ay gobolada iyo degmooyinka maamulkaas isaga kala gooshayaan madaxda Dowladda Federaalka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha...
MADAXDA DALKA WEEY KU QANCEEN GUULAHA ISDABA JOOGGA AH EE AY SOO HOOYEEN CIIDAMADA...
Bilooyinkii ugu dambeeyay, waxaa aad u kordhay qasaaraha iyo jabka loo geystay kooxda argagixisada ah ee Khawaariijta, iyagoo waayay maleeshiyaad badan oo si qalad...
CADOWGA GUDUHA MUXUU KAGA DUWAN YAHAY KAN DIBADDA?
Cadowga dibaddu waa mid kaa soo weerara cir, bad iyo dhul oo aad wadaagtaan waxaana idinka dhexeeya xafiiltan ku saabsan xaduudaha waana mid u...
MAXAA KU DHACAY BAAL WEYNTII SOOMAALIYEED (SHILINKII SOOMAALIGA)
Shilinka Soomaaliga waxa lagu dhawaaqay ama la hirgaliyay sanadkii 1921- dii xilligaasi oo gumeystihii Ingiriisku uu meel mariyay gaar ahaan gobolada Waqooyi uu ka...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ด๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฟ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ป๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya...
Wasiirka warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Heyโadda Horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Heyโadda Horumarinta Barnaamijyada ee Qaramada Midoobay...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dadkii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Maxaas.
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska...










