Wararka Gudaha

Wax ka badel lagu sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamo ee Shirka Dib u...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu isbadel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada...

Guddoomiyaha Degmadda Maxaas oo faahfaahin ka bixiyey qaraxyo ka dhacay degmadaasi

0
Kooxda khawaariijta arxan laawayaasha ah ayaa saaka Subaxnimadii hore laba qarax ku weeraray shacabka Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Degmadda Maxaas Muumin Maxamed Xalane...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka XFS oo kormeer shaqa ku tagay xarunta dhexe Shaybaarka...

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Md. Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulale ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta dhexe...

Wasiirka Gaashaandhigga oo lagu soo dhaweeyay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta

0
Imaaraadka- Wafdi  uu hogaaminaayo Wasiirka  Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa  gaaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya safiirka dalka Itoobiya

0
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna Mudane Cabdifataax...

Guddoomiyaha hey’adda maareynta masiibooyinka oo kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka hey’adda maareynta masiibooyinka...

0
ANKARA- Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan AFAD. Labada dhinac ayaa...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗰𝗮𝗯𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗼𝗼 𝗞𝗠𝗚 𝗮𝗵

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad. Mudane Xamse ayaa...

Wasiirka Xanaanada Xoollaha XFS oo amray dadka deggan xarumaha wasaaradda in ay baneeyaan

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ay ku yeelan...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Magacaabay guddi warbixin kasoo diyaarisa shaqaaqooyinka ka socda Gobolka Sool

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda...

Wasiirka Amniga Israa’iil oo booqasho daandaansi ah ku tagay masjidka Al-Aqsa

0
Wasiirka amniga qaranka Israa’iil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka Al-Aqsa ee bariga magaalada...