Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey dadaallada bani’aadannimada
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho Kuxigeenka Ergeyga gaarka ah ee...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Cuntada Adduunka, David Beasley iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Taliyaha Xoogga & Madaxda Wasaaradda
Wasiirka wasaaradda Gashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/qaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay howlwadeennada wasaaradaas oo ay ugu horeeyaan wasiiru dowlaha, wasiir...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay Madaxa Hay’adda WFP
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Hadraawi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo lagu wareejiyay gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
Xil wareejinta Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS.
Munaasabadaan ayaa waxaa goob joog ka...
Dowladda Ingiriiska oo deeq lacageed siisay Soomaaliya
Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday £2.3 milyan oo Pound inay ku deeqeyso Sanduuqa taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), taas oo loogu tala galay...
Xalku waa in si wadajir ah loogu gurmado dadka barakacayasha ah (faallo)
Marka loo eego tobankii sano ee u dambeeyay dalka Soomaaliya waxaa ka jiray abaaro sababay macluul oo ay keneen roobab yarida,hasa yeeshee labadii sano...
WASAARADDA CAAFIMAADKA XFS OO KU GUULAYSATAY HOGGAANKA GUDDIGA AFRIKA
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka dulshada ee XFS ayaa ku guuleystay hoggaanka guddiga Africa ee CDC ee heerka wasaaradeed isla markaanna ay xubno ka yihiin...
LAAMAHA AMAANKA OO GACANTA KU DHIGAY NIN LAGU EE DEEYAY INUU DILAY GABAR ARDAYAD...
Taliyaha qeybta galbeed ciidanka Booliska gobolka Banaadir Yaasiin Nuur Kheyre (Yaasiin Ganeey) ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedeysane la tuhmayo in uu...










