Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga Sare Hay’adda Istaatistikada Qaranka...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta dowladda hoose ee Xamar
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kormeeray Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, halkaas oo uu warbixin kaga dhageystay mas’uuliyiinta Gobolka...
Gudoomiyaha Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan (Ciro) oo kormeeray xarumaha...
Gudoomiyaha Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan (Ciro) oo ay weheliyaan gudoomiyaha gudiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed Soomaaliya...
Midowga Afrika oo hakiyay in Suudaan ka qeyb qaadato howlaha ururka
Midowga Afrika ayaa maanta ku dhawaaqay in la hakiyay in Suudaan ka qeyb qaadato howlaha ururka midowga Afrika kadib markii ciidamada dalkaas afgenbiyeen xukuumadii...
MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO KULAN CASHO AH LA QAADATAY MADAXDA HAY’ADDA PAC EE...
Muqdisho, Oktoobar 27, 2021; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo kulan casho sharaf ah ugu sameeysay Madaxtooyada Qaranka mas’uuliyiin ka socotay...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeeray goobo ay dooladda hoose ee xamar dib u dayactir...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta taalada Daljirka Dahsoon oo ay dowlada hoose...
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dalka oo yeeshay kulan looga hadlyay Tiirka arrimaha Bulshada ee...
Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas’uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay’adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS, ayaa ka dhacay...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gargaar deg-deg ah u dirtay Guriceel
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa gargaar deg deg u dirtay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmahii lasoo dhaafay...
Jubbaland oo wafdi u dirtay degaanno ay Abaar kajirto
Kismaayo- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dhoobleey ee...
Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ka wada hadlay abaaraha ka jira dalka
Guddiga Wasiirrada ah ee u xilsaaran Abaaraha ka jira dalka, Danjireyaasha Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Gargaarka ee ka howl-gala dalka ayaa wada qaatay kulan...