Wararka Gudaha

Maxkamadda Sare ee Kenya oo ku dhawaaqday in Ruto ku guuleystay doorashadii madaxtinimada...

0
Maxkamadda sare ee  dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday maanta in  William Ruto ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee bishii hore ka dhacday dalkaas. Maxkamadda ayaa  meesha...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta daahfuray qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo xasiloonida dalka oo...

Taliyaha qeeybta 27-aad ee Ciidamada xoogga dalka oo kormeeray goobihii dhawaan lagala wareegay argagixisada

0
Taliyaha qeeybta 27 aad ee ciidamada xooga dalka somaliyed  Gen. tawane Amed gureey iyo saraakiil kale oo katirsan ciidanka xooga  ayaa kormeeray goobihii dhawaan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP Somalia) ku qaabilay...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub

0
-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP Somalia) ku qaabilay...

Howlgal ka dhan ah Argagixisada Alshabaab iyo Daacish oo ka socda degaano dhaca Buuraleyda...

0
Howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah Kooxaha Argagixisada Alshabaab iyo Daacish ayaa ka socda deegaano dhaca Buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari. Ciidamada kala duwan ee...

Ciidamada xoogga dalka oo gacanta ku dhigay degaanno hoos taga degmada Buula-burde ee gobolka...

0
-Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoos yimaada magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay deegaano dhowr ah oo...

WararkaGudaha Shacabka Ku nool deegaanka Caada-kibir oo u istaagay in ay iska dulqaadaan kooxaha...

0
-Deegaanka Cadakibir Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Ka soconayo Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo ay dadka degaanka iska celinayaa Maleeshiyada Al-Shabaab oo baneeysatay dhiig dadka shacabka ah Qaar...

Shir udhaxeeyo wasaaradda Maaliyda DFS iyo kuwa dowlad gobleedyada oo ka furmay Muqdiaho

0
-Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho Sharkaan ayaa looga hadlayaa nidaamka Maaliyadda dalka iyo tabasho Wasiirada Maaliyadda Dowlad...

Ciidamada xoogga howlgal lagu dilay xubna katirsan argagixisada ka sameeyay degaanka Basra iyo deegaano...

0
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra iyo deegaano kale oo ku dhow dhow, kuwaasi oo...