Wararka Gudaha

Khawaarijta iyo Sifaadkooda

0
Qormadan gaaban waxaa inagu kalifay muhiimada weyn ay ummada islaamka ee ahlu sunnah wal jamaaca u leedahay in looga digo qataraha iyo dhaqamada qalifsan...

MADAXWEYNAHA OO DADAAL GALINAAYO CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA

0
Dib u doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal Soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mahamuuud ayaa shaqadiisa kowaad waxa uu Ka dhigtay ciribtirka kooxda khawaarijta Alshabaab oo dhibaato...

Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay dhismaha Buundo ay isaga gudbi doonaan dadweynaha ku nool...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo Buundo ay isaga gudbi doonan...

FOORNOOYINKA OO DABOOLAY BAAHIDA BULSHADA

0
In kastoo meesha ay ka baxday foornooyinkii casriga ee caanka ku ahaa soo saarka roodhi tayo leh sida kuwa laga soo saari jiray foorno...

WAREYSI GAAR AH OO LALA YEESHAY MAJAAJILIISTE JAAJUUMOW YARE

0
Taariikhda fannaankan hibada u helay ka qoslinta Dadka ee Jaajuumow Yare magaciisa runta ah waxaa la yiraahdaa Maxamuud Cabdi Maxamuud oo ku  dhashay  magaalada...

FIKRADDA GURACAN EE KHAWAARIJTA

0
Waxaan maqaalkaan ugu hadli doonaa Khawaarijta ama xagjirnimadda nooceeda diimeed ama loo yaqaano burcad Diimeedka iyo khatarta ay ku hayso guud ahaan ummudda Muslimiinta...

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir

0
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa shir guddoomiyay kulanka degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay dardargalinta...

MARNA HA ILOOBIN IN KHAWAARIIJTU YIHIIN KUWO ARXAN DARAN

0
Haddii aan dib u milicsanno waxay aheyd maalin Sabti ah, gelinka dambe abbaare salaadda Casir, jawiga magaalada oo ah mid daggan dadkana ay si...

KHAWAARIIJTU WAXAY DAGAAL KULA JIRTAA DADKEENNA IYO DIINTEENNA.

0
Dagaalka ka dhanka ah Diinta Islaamka ayaa aad ugu sii xoogeysanayo Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho. Marka la fiiriyo kooxaha khawaariijta ah waxay dagaal cad kula...

DOORKA CULUMADA EE HAGIDDA IYO HANUUNINTA DADWAYNAHA!!

0
Culumada Soomaaliyeed waligoodba waxa ay ahaayeen kuwa u taagan, hanuunin wax barista iyo wax u sheegista dadkooda, waxay ahaayeen hooyga kaliya ee logu soo...