Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Shirweynaha Golaha wadatashiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran
kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September...
GUDDOOMIYAHA CUSUB EE G/BANAADIR IYO GUDDOOMIYE CUMAR FILISH OO SI WADAJIR AH U KORMEERAY...
Guddoomiyaha xafiiska jooga ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Guddoomiyaha magacaaban ee maamulka gobolka Banaadir ahna duqa...
Soomaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Duulista Hawada Afrika
Kigali- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada XFS iyo Wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qayb galay shir-weynaha Afrika ee Duulista iyo Hawada oo labo maalin...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hogaaminayso Wakiilka Hay’adda UNICEF...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Guddaha ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hogaaminayso Ms. Wafaa Siciid , Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya.
Mudane Ahmed Moallim Fiqi...
Boqol ka tirsan argagixisada Al shabaab oo lagu dilay dagaaladii todobaadkaan ka dhacay deegaannada...
Ciidamada Qaranka iyo Dadka Deegaanka, oo is kaashanaya ayaa kooxda argagixisada ah ee alshabaab ka xoreeyay in ka badan 20 deegaan oo ku kala...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda XFS oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda H.E Ahmed Hassan Aden ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daah-furay Tababar ku saabsan Xiriirka iyo Warbaahinta
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-uheshiisiinta XFS mud. Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta daahfuray Tababar ku saabsan Xiriirka iyo Warbaahinta, kaasi oo ay...
Taliyaha Guutada 5 -aad qeybta 27 aad CXD oo gaaray degaanada cadawaga laga xoreeyay...
aliyaha Guutada5 aad qeybta 27 aad ee ciidmada xoogga dalka Soomaaliya G/Sare Maxamuud xasan ibraahim baakaay,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan,Xildhibaan C/qaadir Abuukar dhagaweyne...
Ciidamada xoogga dalka oo argagixisada kala wareegay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa xalay kooxaha argagixisada ah kala lawareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan.
Deegaanada Khawaarijta...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caddaaladda oo kormeeray Xabsiga dhexe
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan, Xeer ilaaliyaha guud ee...










