Wararka Gudaha

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka gargaarka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Waajid

0
Wasiirka gargaarka iyo arrimaha bini’aadanimada ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdinaasir Caruush iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda hey’adda UNKA iyo hey’ado kale oo...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo dib u howlgalisay xarunta caafimaad ee deegaanka gadoon oo Dhuusamareeb...

0
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug  Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaarada Caafimadka Galmudug Ahmed Mire Ali “Faafale” iyo masuliyin kale...

Abaaro daran oo laga soo werinayo gobolka Gedo

0
Soomaaliya ayaa waxay wajaheysaa abaaro ba’an oo soo noqnoqday gobollada koofurta waxaa sanadiihii ugu danbeyay saameeyay abaaro uu sababay roobka oo xilligiisa ku di’in Haatan...

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo u safray Puntiland

0
Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goorwdhow ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyagoo ku sii jeeda Magaalada Garowe ee...

R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Booqashada wafdiga uu...

Guddiga hirgalinta dorashooyinka Gobolada Waqooyi oo ku dhawaaqay inay bilaabayaan Doorashada xubnaha Golaha Shacabka

0
Guddiga hirgalinta dorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa maanta shaaciyey in maalmaha soo socda la qaban doono doorashada 9 kursi, oo ka mid ah kuraasta Aqalka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo...

Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan 2 Saacadood ka hor

0
Dad Goob joogayaal  ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5 qof oo ka mid ah dadka mudaaharaadayaasha ah  la dilay,  iyada...

Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu...

0
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaalmeedsanayay Maleeshiyadka Xuutiyiinta ee...

Ciidamada Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday...

0
Ciidamada Xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyada Al-Shabaab oo isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee caasimadda...