WHO oo kadigtay Nooc cusub oo kamid cudurka Covid 19
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis ku ah dunida kana...
Dublamaasiyiinta sare ee wadamada NATO oo ku kulmi doona Riga Latvia 30-Dec. 1.
Wasiirada arrimaha dibadda ee NATO ayaa ka wada hadli doona arrimaha ammaanka, oo ay ku jiraan dhismaha ciidamada Ruushka ee ku dhow Ukraine iyo...
Mudaharaado looga soo horjeedo natiijada doorashadii guud ee dalka ciraaq oo ka dhacay Baqdaad
Dibadbaxyo looga soo horjeedo natiijadii doorashadii guud ee 10-kii Octobar ka dhacday dalka Ciraaq ayaa Jimcihii shalay ka dhacay caasimadda dalkaas ee Baqdaad.
Boqolaal mudaaharaadayaal...
Doorashada xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Baydhabo
Baydhabo. Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...
Doorashada xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ka bilaabaneysa Baydhabo
Baydhabo- Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...
Madaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Gurmad deg deg ah loo Fidiyo dadka ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku...
Madaxweyne Farmaajo oo ugu Deeqay Mushaarkiisa Gurmadka Abaaraha Dalka
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka damqanaya xaaladda dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen, dhiirri gelinayana in la garab istaago Walaalaha tabaalaysan ee waxyeelladu...
Maamulka caafimaadka Galmudug oo daawo gaarsiiyay deegaanka Caada-kibir
Maamulka wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa maanta MCH-ka deegaanka Cada-kibir ee gobolka Galgaduud gaarsiiyey deeq dawo ah oo loogu talagalay in wax looga qabto baahiyaha...
Koonfur Galbeed oo shaacisay doorashada Saddex ka mid ah Golaha Shacabka
Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka ee degaan doorashada Maamulkaasi.
Guddiga doorashooyinka Heer...
Soomaaliya iyo dalal kale oo xusay maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haweenka
Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar ahaan gudaha Dalka Soomaaliya.
Maalintaan...