Wararka Gudaha

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha ee Dalalka Carabta

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qaybgalay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Waddamada Carabta oo sanadkaan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Mareykanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Gobolka Minesoto ee Dalka Mareykanka uga  qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo ay soo qabanqaabiyeen...

Madaxda Dalka weey ku qanceen guulaha isdaba joogga ah ee ay soo hooyeen cidamada

0
Bilooyinkii ugu dambeeyay ,waxaa aad u kordhay qasaaraha iyo jabka loo geystay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab,iyagoo waayeen maleeshiyaad badan oo si qalad ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxweynayaasha dalalka Yugaandha iyo Kenya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka...

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA DALKA OO BOOQDAY CIIDANKA XOOGA DALKA EE KA HOWLGALA XUDUR

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir yaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Turkiga u...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Lacag dhan 140-Kun ku wareejiyay Maamulaha guud ee Shirkada dhismaha...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Lacag dhan 140-Kun oo Dollar (Boqol iyo Afartan kun oo Doolar)...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada...

0
Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul wasaaraha dalka ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee cadowga...

Guddoomiye Madaale oo qaabilay Safiirka DowladdaTurkiga u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya...

Ciidanka xoogga dalka oo khawaarijta kala wareegay Gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo Moodo...

0
Ciidanka xoogga dalka oo khawaarijta kala wareegay Gacan ku haynta degaannada Daynuunaay iyo Moodo moode oo katirsan Gobalka Baay kuwaas oo muhiim u ah...