Wararka Gudaha

Guddiga difaaca iyo amniga Aqalka Sare oo maanta u yeeray Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga...

0
Guddiga difaaca iyo amniga Aqalka Sare oo maalmahaan ku hawllanaa akhrinta Hindise Sharciyeedka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray...

Soomaaliya iyo QM oo mar kale ka wada hadlay xal u helidda barakacayaasha

0
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamud Macallin ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha arrimaha barakacayaasha iyo xalalka waara ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ...

MAXAAN LAGA DHAXLAY KHAWAARIJTA OO AAN DHIB AHAYN?.

0
Intii ay soo ifbaxeen maleeshiyaadka argagixisada  khawaarijta al shabaab, waxaan ka dhaxalnay waxyaabo farabadan oo ay ka mid yihiin kuwaan hoose ee soo socda...

DHAQANKII BIRI MA GEYDADA EE SOOMAALIDA DIB HA LOO EEGO

0
Soomaalida iyada oo aanay soo gaarin ilbaxnimada iyo xeerarka cusub ee caalami ah ayey laheyd xeerar waafi ah oo wanaagooda wata marka la eego...

ILAALI XUQUUQDA DADKA KALE SI LOO ILAALIYO XUQUUQDAADA

0
Xuquuqda aadanaha waa damaanad qaad sharuucda caalami ah ee lagu difaacayo lahaansha qof, kooxo ama guud ahaan aadanaha ku nool dunida gaar ahaan dadka...

XAD-GUDUB: XAQ IYO XEER MIDNA MAAHAN!!

0
Adduunyada aan ku noolnahay, Waxaa abuuray Allaah Rabul Caalamiin, ujeeddaduna waxay ahayd in dadkoo dhan ay Ilaahey caabudaan. Adduunyadan markii la abuuray Allahii na abuuray...

KHAWAARIJTU MALAHAN WAX ARXAN AH

0
Qoraalkan waxaa inagu kalifay muhiimada weyn ay ummada islaamka ee ahlu sunnah wal jamaaca u leedahay uga digidda qatarta Khawaarijta ay leedahay. Maadaama maqaalkan...

Dowladda Soomaaliya oo ku guuleysatay in laga cafiyo deymaha qaar (MAQAAL)

0
Deyn cafinta Soomaaliya waxay ay soo martay heerar kala duwan iyo maraaxillo kala gedisan, waxaana Dowladda Soomaaliyeed xoog saartay sidii Ummadda Soomaaliyeed looga cafin...

Jab xooggan oo khwaarijta lagu gaarsiiyay Jalalaqsi

0
Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay Khawarijta Al-Shabaab ayaa maanta ka socda  deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Weerarka oo...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in hawlgalladii u dambeeyey lagu dilay 200 oo ka tirsanaa...

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in...