Wareegga 8 dhamaadka tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka oo la sameeyay “SAWIRRO
-Tartanka kubadda Cagta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 oo si habsami leh uga socdo Muqdisho ayaa waxaa la soo gabo gabeeyay wareegga group-yada.
Xulka...
Safiirka JFS ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta oo qaabilay...
Safiirka Jamhuuriyadda faderaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii horre...
Maamulka Gobolka Banaadir oo bur buriyay dhismooyin sharci darro ahaa oo laga dhistay hareeraha...
Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlgal lagu burburinayay dhismooyinka sharci darada ah ee laga dhisay hareeraha waddooyinka ka fulisay Degmada Kaaran, iyadoo howlgalkaasi uu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka Heritage ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Djibouti
Djibouti- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Djibouti, halkaas oo...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo la kulmay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan miro dhal ah la qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay...
Ciidanka XDS oo howlgal ku burburiyay xarumo ay Al-shabaab ku lahaayeen Shabeellada hoose
Ururka 7-aad Guutada 16-aad ee Ciidanka kumaandoosta Danab ee XDS ayaa howl-gal ka qorsheysan ka sameeyey degaannada Dhiin garas, Shaam, Diinlaawe iyo Jameeco iyagoo...
Madaxweynaha Hirshabeelle shir guddoomiyay Kulan looga hadlayay dardargalinta amniga
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay magaaladda Jowhar.
Shirka oo maanta ay ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Masar ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo...