Wararka Gudaha

ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA

0
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...

QUWAD IYO AWOOD WAXA LAGU HELAA WAA WADA JIRKA IYO IS KAASHIGA

0
Ummadi haddii ay waydo iskaashi iyo wadajir ma gaari karto horumar dhaqaale mid waxbarasho, waxaa kale oo meesha ka baxaya amniga iyo kala dambaynta ...

Ku-simaha Madaxweynaha oo Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyay habeenkii Nabigeena Muxamed SCW la dheel miyay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 27-ka bisha Rajab ee Hijriyadda...

Khawaarijta oo tuulo hoos tagta Xarardheere ku dilay xubno ka tirsanaa Maleeshiyaadka u dagaallama

0
Khawaarijta ayaa tuulada Wadaariq oo hoostagta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dishay lix xubnood oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka u dagaallama, ka dib markii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalalka Burundi iyo Tanzania

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira kulamo uu la yeelanayo madaxda ka qayb galaysa shir madaxeedka 36-aad ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay ciribtirka Khawaarijta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul wasaaraha dalka Ethopia mudane Abey Ahmed kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Rwanda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda Mudane...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Golaha Shacabka uga mahad celiyay ansixinta hindise sharciyeedka...

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Golaha shacabka ansixinta Hindise-sharciyeedka dhismaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinisyadda. “Waxaan u mahadcelinaynaa...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka Boliiska faray adkeynta Amniga guud ee dalka

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha, Saldhigyada Degmooyinka Gobolka...