Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto.
Madaxweyne Xasan Sheekh...
Madaxweynaha JFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Ku Soo dhaweeyey Dhiggiisa Jabuuti Madne Ismaaciil Cumar Geelle
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho waxa uu...
Ilyaas Sheekh Axmed oo ku guleeystay doorashada Kursiga Hop147
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa goordhaw si rasmi ah u bilaabey doorashada kursiga Hop147,...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Shacabka Caasimada ugu baaqay in dulqaada mujiyaan...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Al-cadaalla ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dulqaad u mujiyaan xirnaansha wadooyinka Caasimada oo maanta...
Shirka madaxda dalalka ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo goordhaw ka furmaya Muqdisho
Muqdisho waxa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore Sida (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) kaa oo soconaya inta...
Golaha wasiirrada XFS oo shir aan caadi aheyn ku ansixiyey laba sharci iyo hal...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa isugu yimid shir aan caadi aheyn, kaas oo lagu ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis oo kala quseeya dhinacyada amniga...
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda XFS oo Gaadiid ka guddoomay dowladda Kuuriya
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Xamse Aadan Xaadoow ayaa guddomay gaadiid ay dowladda Kuuriya ugu deeqday Wasaaradda...
Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay shirka Soomaaliya iyo dalalka safka hore
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta u dhaxeysa 31-ka...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda wasaaradda Waxbarashada XFS
Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan is xog wareysi ah la yeeshay madaxda wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo tacliinta...










