Wasiirka wasaaradda Ganacsiga XFS oo la kulmay Wasiirada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Itoobiya
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi oo qeyb ka ahaa wafdigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga isaga...
Israa’iil oo tiro dad ah ku dilay duqeymo ay ka geysateen Dimishiq
Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, ,...
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Masiibooyinka oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga...
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macalim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga cimilada iyo ilaalinta Deegaanka.
Ambassador...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun15 sano ah ku riday Xiddigle xogaha la wadaagi jiray khawaariijta
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukunka 15 sano ah ku riday Xiddigle xoggaha la wadaagi jiray khawaariijta
Xidigle Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ahaa macalin...
Argagaxisada oo laga soo ooday ilihii dhaqaale ee ugu dambeeyay (WARBIXIN)
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ku dhow 7- bilood dagaal kula jirta Kooxda Maleeshiyaad Argagixisada ah ee Khawaarijta, waxaana laga abaaray dhinacyo badan, waxaana lagula...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-Ababa kula kulmay madaxweynaha Kenya William Ruto.
Labadan mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...
Macron” Waxaan rabaa in Ruushka looga adkaado dagaalka Ukraine, balse aan la bur burin”,
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa sheegay inuu rabo in Ruushka looga adkaado dagaalka Ukraine, balse aanu dooneyn in la gaarsiiyo heer u uku burburo...
Rafaadkii Khawaarijtu badday raxmad ayaa u bedeshay reer Raaga Ceele. (Warbixin)
Raage Ceele, waa magaalo ku fiican marti-soorka iyo soo dhoweynta, sida ka muuqata oraahda ah” Raaga Ceelaa la rogaa hee ma rabtaa rooti iyo...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay Lataliyaha Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Madaxweynaha JFS.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Mudane Maxamed Xasan Ibraahim Qoone Lataliyaha...










