Wararka Gudaha

Doorashada xildhibaanada Soomaaliland oo berri ka bilaabaneysa Muqdisho

0
Guddiga Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee  Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta barito ah ay qaban doonaan doorashada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#262 HOP#229 HOP#254 &...

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka XFS oo ka warbixiyay abaaraha iyo sida loogu gurman karo...

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Axmed Xuseen  Macalin oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay  socdaan gurmad...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray shaqo ku tagay Xarumaha Wasaaradaha

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa ugu...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QAYB GALAYA MADASHA ISKAASHIGA TURKIGA IYO AFRIKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa...

Wasaaradda Warfaafinta iyo Safaaradda Talyaaniga oo Heshiis kala saxiixday

0
Wasiirka wasaaradda  warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe iyo safiirka dowladda Talyaaniga u jooga Soomaliya AlBERTO  FIYEKI, aya manta kala saxiixday heshiis...

Beeraleyda Shabeellada dhexe oo ka cabanaya maan-dooriyaha Xashiishka

0
Xoghayaha Iskaashatooyinka Beeraleyda gobolka Shabeellada dhexe, Cabdiqani Sheekh Maxamed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan maandooriyaha Xashiishka...

Afhayeenka Gudiyadda doorashooyinka oo ka warbixiyey halka ay marayso doorashada dalku

0
Afhayeenka Gudidda doorashooyinka Amb Axmed Safiina oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyey halka uu marayo hanaanka doorashada Dalku,isagoo xusay in ay hadda...

AMISOM oo tababar usoo xirtay Askar ka tirsan Ciidanka xoogga

0
18 ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa loo soo gebagebeeyey tababar socday muddo 5 maalmood ah, si kor loogu qaado aqoonta...

WARGEYSKA DALKA OO WAREYSI LA YEESHAY HAY’ADDA MADAXA BANNAAN EE LA DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA...

0
Wargeyska Dalka ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa wuxuu Wareysi gaar ah la yeeshay Guddoomiye Ku-xigeenkaGuddiga Madaxa bannaan ee la dagaallanka MusuqMaasuqa...

Wasiir Dubbe “Waa lagama maarmaan xorriyadda hadalka iyo xurmeynta Saxafiga”

0
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xorriyadda hadalka iyo...