Wararka Gudaha

Dagaal u dhaxeeya kooxda Khawaarijta oo ka dhacay deegaan hoos taga degmada Xarardheere ee...

0
Dagaal u dhexeeya kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaan hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka baxsaday deegaanka Dabagalo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Africa iyo Hawlgalka ATMIS ee...

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Ururka Midowga...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Anita Kiki Gbeho

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Danjire Anita...

Sidee Khawaarijtu u dileen Shahiid Hibaad Cali Dasar?(Warbixin)

0
Halgamaa Hibaad Cali Dasar ayaa shihiiday isaga oo kor yeelaya sharafta ummadda Soomaaliyeed iyo qiimaha Diinteenna Suubban, wuxuuna halganka ka dhanka ah Khawaarijta u...

Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa duugay Ceel biyood deegaanka Aboocow oo hoostaga N0-50 ee...

0
Khawaarijta ayaa tallaabadan foosha xun qaadday ka dib markii dadka deegaanku ay u hoggaansami waayeen amarro qaldan oo ka soo baxay kooxda. Guddoomiyaha deegaanka N0.50,...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay madaxda Bisha cas ee Turkiga

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso...

Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Jabuuti oo yeeshay wada xaajood ku saabsan xariirka labada dal

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay...

Wasaaradda Batroolka XFS” Waxay si dhow ula socotaa howlgalka sharci darrada ah ee la...

0
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah...

Mudanayaasha labada Aqal ee BJFS oo maanta ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2023-ka

0
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa kulan maanta ku yesheen Magaalada Muqdisho ku ansixiyay miisaaniyadda 2023,waxana ogolaatay 172 mudane Hal xildhibaan...

Madaxweynaha JFS oo dhiggiisa Jabuuti ku soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha...