Wararka Gudaha

KHAWAARIIJTU WAXAY DAGAAL KULA JIRTAA DADKEENNA IYO DIINTEENNA.

0
Dagaalka ka dhanka ah Diinta Islaamka ayaa aad ugu sii xoogeysanayo Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho. Marka la fiiriyo kooxaha khawaariijta ah waxay dagaal cad kula...

DOORKA CULUMADA EE HAGIDDA IYO HANUUNINTA DADWAYNAHA!!

0
Culumada Soomaaliyeed waligoodba waxa ay ahaayeen kuwa u taagan, hanuunin wax barista iyo wax u sheegista dadkooda, waxay ahaayeen hooyga kaliya ee logu soo...

MEEL KASTA OO AADAME TAGEY AYAAN DARRO AYAA LAGA SOO SHEEGAYAA!

0
Hayโ€™adda NASA ayaa sheegtey in meeraha dhulka ay ku dul wareegayaan, in ka badan 128 malyan oo ah jajab ka dhashey burburka aalado hore...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya

0
Magaalada Baydhabo waxaa lagu soo geba gabeeyey shirkii dib u heshiisiinta ee maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah, waxayna dhinacyadii shirkaas ka...

Guddoomiyaha aqalka sare oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa shirguddoomiyey kalfadhigii aqalka sare ee maanta

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka...

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha

0
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha baniโ€™aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkiisa uu u xilsaaranyahay ayaa maanta Xafiiska Guddiga ugu yeeray Masuuliyiinta...

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Gaadiidka XFS oo gaaray Magaalada Beledwayne

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaamineeyso ayaa gaaray magaaladaย  Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wefdi...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay hindise Sharciyeedka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda

0
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ย Guddoomiyay Kal fadhiga 2-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa ajendihiisu ahaa Dhaarin...