Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay qorshaha dhismaha Dekado ganacsi
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Maxamed Axmed oo la hadlay SONNA ayaa bogaadiyey dhammeystirka xoreynta deegaannada Shabeellaha Dhexe, wuxuuna...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Hey’adda IHH ee dalka...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin ayaa magaalooyinka Istanbul & Bursa ee dalka Turkiga kula kulmay madaxda hey’adda IHH, Guddoomiyaha ayaa booqday xarumaha...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo Kitaabo Qur’aanka kariimka ah...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Saalax Shariif Sayid Cali ayaa Kitaabo Qur’aanka kariimka ah ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo...
Khawaarijtu Waa Dad Sumeysan (maqaal) January 2, 2023
Tobanaan sano oo gumeysi iyo gumaad shacab ah kadib, dadki Soomaaliyeed way kaceen, waxayna isku dhaarsadeen geeri geesinimo leh, waxay iska diideen in ay...
Madaxda IMF oo sheegay in koboca dhaqaalaha dunida uu ka adkaan doono 2022-kii
Madaxda hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in sannadkaan bilowga ah dhaqaalaha caalamka uu ka adkaan doono kii sanadkii hore,isla markaana dalalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed,kaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo galabta la hadli doona Shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta la hadli doona shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa soo gudbin doona guulaha 7-dii bilood ee lasoo...
Ciidamada DF oo si buuxda ula wareegay degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud January 1,...
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta si buuxda ula wareegay degmada Masagawaa ee gobolka Galguduud, halkaas oo muddo badan ay argagixisada...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan sagootin ah la qaatay Danjiraha xilka baneynaya ee Itoobiya
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan isugu jira Casho iyo sagoontin ah la qaatay...
Dagaalka ka dhex qarxay Khawaarijta waa calaamadda burburkooda(WARBIXIN)
Calaamaddaha lagu garto Kooxi marka ay burubureyso ama ku jabto dagaal ayaa waxaa ka mid ah:- Khilaaf, Iscaasin, ismaqli-waa, kala dhuumasho iyo kala shaki,...










