TIROOYINKA KHAWAARIJTA ISKU SOO DHIIBAYA DOWLADDA OO SII KORDHAYA (WARBIXIN)
Tan iyo intii dagaalka adag lagu qaaday Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaab, meel kastana lagu jabiyay ayaa waxaa soo kordhay maalinta maalinta ka dambeysa...
DALXIISKA DALKA SOOMAALIYA
Dalkeennu ku dalxiis macaanaa Duunyo dhaqasho wacanaa, dalkeennu waa iska daawo dacallada, haddaba dowladda soomaaliya ayaa 13-ka september sannad walba u aqoonsatay in ay...
SOO BADASHADA MAKIINADAHA YAR YAR EE SAMEEYA SALIIDA MACSARADA
Suuqyada Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaayoย makiinado yar yar oo lagu isticmaali karo koronto, Solar kuwaa oo aad u adeegsaneysid soo saarista saliid...
NADAFADDA GOBOLKA BANAADIR OO SOO HAGAAGEYSA
Gacmo wadajir ayey guul ku dhaliyaan haddii uu jirin waddani daacad ah oo u taagan danta guud iyo kuwo la shaqeeya waxba mahagaagaan waxaan...
BEERASHADA BARADHADA OO CAALAMKA KU SII FIDAYA
Beerashada baradhada ayaa ku fidday caalamka oo dhan waxaana hadda laga beeraa in ka badan 160 waddan oo adduunka ah.
Shiinaha ayaa lagu qiimeeyay inuu...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada Saxaafadda...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey madaxda ururrada saxaafadda ee FESOJ,...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ธ๐๐น๐บ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo Guddiga Doorashooyinka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โHOWLGALKA CUSUB EE DEEGAANNADA DHIMAN LAGU XOREYNAYO WAA IN UU KA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada Xoogga dalka...
Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada oo maanta kormeeray waaxda (PRA) ee...
Kusimaha Wasiirka Gadiidka iyo Duulista hawada ahnnaย Wasiiruโdawlaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Xildhibaan Maxamed Cumar (Cananuug) ayaaย maanta kormeeray habsami u socodka...
Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo la kulmay wiil dhalinyaro ah oo sameeyay...
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Agaasimaha waaxda...










