Wararka Gudaha

Guddoomiyaha hey’adda maareynta masiibooyinka oo kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka hey’adda maareynta masiibooyinka...

0
ANKARA- Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan AFAD. Labada dhinac ayaa...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗰𝗮𝗯𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗼𝗼 𝗞𝗠𝗚 𝗮𝗵

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Kumeel Gaarka ee Doorashooyinka kuraasta ka bannaanaatay Baarlamaanka 11aad. Mudane Xamse ayaa...

Wasiirka Xanaanada Xoollaha XFS oo amray dadka deggan xarumaha wasaaradda in ay baneeyaan

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ay ku yeelan...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Magacaabay guddi warbixin kasoo diyaarisa shaqaaqooyinka ka socda Gobolka Sool

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda...

Wasiirka Amniga Israa’iil oo booqasho daandaansi ah ku tagay masjidka Al-Aqsa

0
Wasiirka amniga qaranka Israa’iil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka Al-Aqsa ee bariga magaalada...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo sheegay in deegaanaddii laga xorreeyey kooxaha khawaariijta la gaarsiin...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku sheegay in Xukuummadda dan-qaran daddaal weyn ku bixinayso sidii Adeegyadda bulshaddu u...

WAA MAXAY XAASIDNIMO

0
Xaasidnimada waxaan oran karnaa waa laba qaybood mid uu qofka ku dhasho iyo mid qofka uu gadaal ka noqdo iyada oo ay ku kaliftay...

SADAQADA IYO FAA’IIDOOYINKA AY LEEDAHAY (QEYBTA 1-AAD)

0
Sadaqadu waxay ka mid tahay waxyaabaha qofka gaarsiiya horumar aduun iyo aakhiro, faa'iidooyinkeedana ma ahan wax lasoo koobi karo, balse haddii aan isku dayno...

BARAKADA GANACSIGA.

0
ganacsaigu wuxuu ka mid yahay xirfadaha barakaysan oo diinta ayaaba lagu sheegay, wuxuuna leeyahay Faa'iidooyin wax ku oola oo nolosha bulshada sare u qaada. Ganacsigu...

XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN (QAYBTII 2-AAD)

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...