Wararka Gudaha

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddada xiriirisa Xoosh iyo Ex-Koontarool Afgooye

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada dheer ee xiriirisa Xoosh illaa Ex- koontarool Afgooye, taasi...

Dowladaha Burindi iyo Thailand oo safiirro usoo magacaabay Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaaย  warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Burundi H.E Ms....

Ciidanka Booliska oo toogtay Nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta

0
Ciidanka Booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa xalay toogtay nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagaxisada Al-Shabaab, kadib markii isaga iyo laba...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Dalalka Turkiga, Burundi iyo Thailand

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundiย  iyo Thailand ee loo...

Wasiir Faarax Cabduqaadir โ€œMacallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilkaโ€

0
Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Bulshada Magaalada Baxdo ee Galgaduud

0
Dhuusmareeb- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha Gaashaandhigga iyo Wasiirka Cadaaladda Galmudug...

Soomaaliya oo lagu wareejinaayo furaha hagista Duulimaadyada hawada dalka

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee dalka Kenya iyo maareeyaha...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Dowladda Turkiga

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka...

Wasaaradda waxbarashadda XFS oo daahfurtay tartanka 3000 oo Macallin

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare (WWH&TS) ee dowladda Federalka Soomaaliyeed iyadoo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga...