Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka dowladda Thailand ee Soomaaliya oo ka wada hadlay la...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan mira dhal ah la qaatay safiirka cusub...
Dowladda Soomaaliya oo wada dadaal ku aadan sidii ay Soomaaliya u heli laheyd taageerada...
Kampala- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriradda Rwanda u fadhiya...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Bulluuga XFS oo kulan la yeeshay guddiga Beeraha iyo Xannaanada...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la qaatay guddiga Beeraha, Xanaannada Xoolaha iyo...
Guddiga Horumarinta adeegga Bulshada ee Aqalka sare oo kala hadlay Wasiirka Caafimaadka XFS horumarinta...
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu...
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimahada dibadda oo kalun la yeeshay safiirka dowladda Qatar...
Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamse Aadan Xaadoow ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda danjiraha...
Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka
Labo xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad ee fadhigeedu yahay magaalada...
Xuska Sanadguuradii 46-aad ee asaaska Isbitaalka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabadda sanad guuradii 46aad ee aasaaska Isbitaalka Weyn ee Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir iyo soo bandhigidda waxqabadka afartii sano ee ugu dambeysay ayaa...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay safiirka midowga yurub u fadhiya Soomaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Mrs,...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalka ka socda Laascaanood
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo xabadda.
Wasiirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalmihii u...










