Wararka Gudaha

Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay xubno ka socda saaxiibbada Caalamka ee Soomaaliya taageera

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibbada...

Ciidanka xoogga oo la wareegay degaanka Yasooman

0
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga xoreynta gobolka Hiiraan ayaa goordhow si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee bariga gobolka Hiiraan. Degaanka Yasooman...

Soomaaliya oo ka qayb galaysa shirka Tamarta iyo todobaadka Batroolka Afrika

0
Wasiirka Macdanta iyo Batroolka XFS Xil, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka warbixiyay shirka Tamarta iyo todobaadka shidaalka Afrika oo ka dhacaya magaalada Cape Town...

Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

0
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Abdisalam Sharif Hussein oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya, ayaa halkaas kulan kula qaatay safiir ku...

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Salah Jama, ayaa ka qayb galay...

0
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Salah Jama, ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen beelaha Direed, kaasi oo looga arrinsanayay...

Xubin ka tirsan Argagixisada oo isu soo dhiibay Ciidanka qalabka Sida

0
Dhuusamareeb-  Cabdisamad Liibaan Maxamed oo magaciisa afgarashadu yahay ( Cabdimaalik) ayaa isku soo dhiibey ciidamada qalabka sida ee fadhigoodu yahay Dhuusamareeb. Cabdimaalik oo argagixisada u...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Bangiyada Ganacsiga ee Dalka Ku Amray Joojinta Lacagaha ay Kooxda...

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo ka duulaya xaaladda dagaal ee dalku galay, sidoo kale na fulinaya...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyey shir looga hadlayay amniga oo si gaar ah loogu...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay amniga oo si gaar ah loogu lafaguray xaaladda magaalada Beledweyne...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE BALADWEYNE

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee...

WASIIRKA GANACSIGA XFS OO BANGIYADA GANACSIGA EE DALKA KU AMRAY JOOJINTA LACAGAHA AY KOOXDA...

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo ka duulaya xaaladda dagaal ee dalku galay, sidoo kale na fulinaya...