Wararka Gudaha

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDA AUN XILDHIBAAN HORE AFARAALE

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxammed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha ha u naxriistee Xildhibaan hore marxuum...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay safiirka dowladda Imaaraadka carabta ufadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaank Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Imaaraadka carabta Amb. Mohamed Ahmed...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay Horumarinta iyo Xasilinta Amniga Caasimada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan weyne looga hadlaayay Dowrka Bulshada ee ka qaadan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

0
Kulanka ayaa xoogga lagu saaray dadaallada dib u xorreynta ee dalka kasocda, ka jawaabista abaaraha, u gargaaridda deegaannada la xoreeyey, baahinta maamullada iyo adeegyada...

Golaha Guud ee QM oo shir deg-deg ah ka yeelanaya xaalada Ukraine

0
Waxaa lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ay 10-ka Bishaan shir deg deg ah ka yeeshaan xaaladaa kajira dalka ukraine iyo qabshadii...

Hawlgalka ECOWAS oo la kulmay hogaamiyihii dhawaan afgambiga ka sameeyay Burkina Faso

0
Wafdi ka socday Urur Galbeedka ECOWAS, ayaa la kulmay hogaamiyaha cusub ee todobaadkii hore afganbiga ku qabsaday xukunka Burkina Faso, Ibrahim Traore, xilli mudaaharaadyo...

Wasiirada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulmay

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges. Wasiirka ayaa...

UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Guddi qiimeeya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Beledweyne

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii Isniintii argagixisadu ka geeysatay Beledweyne. Guddigaan oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Jaamacadda Carabta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta  oo Talaado ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda...