Wararka Gudaha

Madaxweynaha Jubaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Islaam Axmed Modoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga...

Taliye Xijaar oo ka digay in ay ciidanka boliisku ku milmaan arrimaha siyaasadda

0
Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed janaraal; Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa saraakiisha iyo laamaha kala duwan ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed faray inaysan ku milmin arrimaha...

Soomaaliya iyo Norway oo iska kaashanaya mashruuc biya xireen ah ka hirgelinaya Beledweyne

0
Wasiirrada qorsheynta iyo biyaha ee dowlad goboleedka Hir-shabeelle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda qorsheyta XFS iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa si wadajir...

Maraykanka oo warbixin kasoo saaray Soomaliya

0
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare...

Ciidamada XDS oo jab xooggan gaarsiiyay malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dharbaaxa weyn gaarsiiyay malleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo saakay weerar gaadmo kusoo qaaday qaybo ka mid ah degmada...

Dowladda Soomaaliya oo in ka badan 15 safiir ka guddoontay waraaqahooda Aqoonsiga sanadkaan sii...

0
Dublamaasiyadda iyo xariirka iskaashi Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay la leedahay Calaamka ayaa sii kordhaysa sanadba sanadka ka dambeeya, iyaddoo Caasimadda dalka ee Muqdisho ay...

Wasaaradda maaliyadda XFS oo soo bandhigtay nidaamka casriyaynta Furdooyinka Soomaaliya ee SOMCAS.

0
Wasaaradda Maaliyadda ee XFS ayaa soo bandhigtay nidaamka casriyaynta Furdooyinka Soomaaliya ee SOMCAS, kaasi oo ku saabsan xeerarka iyo nidaamka kastamka qeybahiisa kala duwan,...

Taliyaha Ciidamka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uga digay ciidamadda qalabka sida inay ku milmaan...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Odawaa Yuusuf Ragge oo la hadlay saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa ugu digay inaysan ku milmin xaaladaha siyaasadeed...

Shir wadatashi ah looga hadlay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo lagu soo...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika kaas oo diiradda lagu saaray mabaadi’da...