Wararka Gudaha

Maxkamadda Ciidamada oo dhageysatay dacwadda Sarkaal Ciidan oo loo haysto Qaraxyo Argagixisanimo

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidaย  ayaa maanta dhageysatay dacwadda loo heyso Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalkan ayaa...

Madaxweynaha Puntlanad oo xarriga ka jiray wado muhiim u ah isku socodka bulshada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Xarfo ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa...

Agaasimaha cusub ee wasaaradda caafimaadka XFS oo xilka la wareegay

0
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka, Axmed Yusufย  Cabdulle iyo Agaasimihii hore ee Wasaradda Dr Cabadi Naasir Mukhtar Ibrahim ayaa maanta xilka la kala wareegay,...

Duqa Muqdisho oo daah-furay Qorshahaha waxbarashada gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daah-furay Munaasabad lagu soo bandhigayay Qorshahaha waxbarashada gobolka Banaadir ee...

Guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka BJFS oo guddoon cusub doortay

0
Guddoomiyaha guddiga la socodka iyo dib-u-eegista Dastuurka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa loo doortay Xildhibaan Xuseen Iidoowย  ka dib doorasho ka dhacday xarunta golaha Aqalka...

Khasaaraha gaaray Khawaarijta kadib Billo ay wajaheen dagaal adag

0
Maleeshiyada Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo Khasaarihii ugu badnaa ayaa lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee lagula galay qaybo ka mid ah goballada...

Hayโ€™adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo gurmad gaarsiisay qoysas dan yar ah

0
Hayโ€™adda maareynta Masiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa ku dhawaad 300 oo qoys oo dad danyar ah waxay gargaar ugu qeybisay gudaha degmada Diinsoor ee...

XARAGO DIINTA IYO DHAQANKABA KA HOR IMAANEYSA

0
Diinta islaamka ma diidayso in uu insaanka xarragoodo, kama hor imaanayso in uu aadanaha is qurxiyo, is nadiifiyo oo uu muuqaal iyo aragti soo...

JAAMACADDAHEENU MA YIHIIN KUWO SOO SAARA AQOON YAHAN ISKU FILAN OO QAYB KA AH...

0
Haddaba maxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka haysta Jaamacadaha iyo dhallinta Soomaaliyeed? Barashada dhabta ah waa inay ahaataa mid ku salaysan fahamka ama barashada nolosha dhabta...