Madaxweyne Xasan Sheikh ”Waa in loo Midoobo Ciribtirka Argagixisada si loo xaqiijiyo Duni Nabdoon.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka...
Wasiirka Beeraha XFS oo Adis Ababa uga qeyb galay shir ku saabsan sugnaanta cuntada...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow oo weheliyo ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha bini-adanimada Cabdiraxmaan...
Ciidamada qaranka oo ka hortagay weerar Khawaarijtu ay ku qaadeen degmada Afmadow
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saaka Maleeshiyaadka Khawaarijtu ku qaadeen xarumaha Ciidanka Xooggu ku leeyihiin degmada Afmadow ee gobolka Jubbada...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka Laascaanood
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan dagaalka Laascaanood.
“ Waxaan dirayaa baaq...
Taliye Biixi” Waxaan dagaal ku dilnay 117 khawaarij ah”.
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi, ayaa faah faaahino dheeraad ah ka bixiyay howlgal ka dhanka kooxda Khawaarijta oo ay ciidamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga iyo safiirka Mareykenka ...
ROME:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Rome, Wasiirka Difaaca dalka Talyaaniga Mudane Guido Crosetto.
Wasiir Crosetto...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta kala wareegay degaanka Doonyaale ee Gobolka Mudug
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwaa Daraawiishta Galmudug ayaa dagaal ay ku qaadeen degaanka Doonyaale oo ka tirsan gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyaad ka tirsan...
Boqolaal Soomaali ah oo ka qeyb galay daah-furka safaaradda Soomaaliya ee London
Boqolaal Soomaali ah oo ku dhaqan Dalka Ingiriiska iyo wadamo kale ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey furitaanka safaaradda Soomaaliya ee magaalada London.
Xafladdaan oo...
Sii hayahaTaliyaha Ciidanka Asluubta oo booqday xarumaha ay ku jiraan maxaabiista soomalida ee Sacuudi...
Sii hayahaTaliyaha Ciidanka Asluubta C/Kariin cali Afrax iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo maalmahaan booqasho shaqo ku jooga Dalka Sacuudi carabiya ayaa booqday maxaabista soomaalida...
Ciidanka Boliiska oo gacanta ku dhigay rag kaarar been abuur ah u qeybiyay qoysas...
Ciidanka Boliiska ee ka howlgala saldhigga Degmada Dharkenleey ayaa gacanta ku dhigay seddex nin oo la sheegay in kaarar been abuur ah ay ku...










