Qaramada Midoobay oo ku baaqday gargaar dheeraad ah oo la siiyo Turkiga iyo Suuriya
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay lacag badan ku bixiyaan gurmadka loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii ka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo madax ka socotay Saudi Arabia iyo Ingiriiska oo daahfuray mashruuc...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto...
R/W Xamse oo kulan la yeeshay Wasiirka Waxbarashada XFS oo ay wehliyaan Wasiirrada Waxbarashada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir...
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS oo dowladda Turkiga ugu tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dhulgariirkii...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS...
Shirka golaha wasiirradda Galmudug oo looga hadlay xasillinta deegaanadii laga xorreeyay Khawaarijta
Dhuusamareeb- Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirrada ee Dowladda Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada...
Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan kula yeeshay magaalada Nairobi dhiggiisa dalka Kenya
Nairobi- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo booqasho ku tagay xafiiska xeer ilaalinta guud ee dalka Kenya ayaa waxaa halkaasu...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa u tacsiyeeyay dowladda...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu...
RW Xamse oo uga tacsiyeeyay dowladda Turkiga dadkii ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan...
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna...
Mashruuc gargaar cunt degdeg ah oo loogu talagalay dadka abaaruhu Saameeyeen oo Muqdisho laga...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto...










