Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ka qeyb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka
Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka.
Kulankan oo ahaa kii 145-aad ee Baarlamaanka...
Wasiirka maaliyadda oo la kulmay madax ka tirsan Mareynkanka.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur ayaa shir muhiim ah la qaatay masuuliyiinta sare ee maaliyadda dalka Mareykanka, Sida Kaaliyaha Xoghaye ku-xigeenka...
5 sano guuradii 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe oo laga xusay dalka
Waxaa nasiib darraa in muddo shan sano ah kadib oo ay ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay nolosha in in ka badan kun...
qaabkee looga faa’iideysan karaa kacdoonka shacab ee looga soo horjeedo kooxda al shabaab?
Culimaa’udiinta Soomaaliyeed ayaa si qoto dheer uga hadlay mudnaanta la siinayo in dalka laga xoreeyo argagixisada Al-shabaab oo gumaad joogta ah ku haya shacabka...
Dowladda Jarmalka oo balan qaaday in ay ka qeyb qaadaneyso gurmadka abaaraha dalka.
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Horumarinta Afrika u...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo u dhoofay Ethiopia, si uu dhiirri-gellin ugu sameeyaan...
xulka qarankeenna ee 17 jirrada ah oo berri ciyaa kama danbays ah la leh xulka South Sudan
Wafdiga wasiirka waxaa ka mid ahaa Qaar kamid...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka oo digniin adag oo la xiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab u...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag oo laxiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab udirtay nootaayooyinka magaaladda muqdisho.
Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha oo kulamo la yeeshay...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.
Ra’iisul Wasaaraha...
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Addis Ababa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia.
Ra’iisul Wasaaraha...










