Wararka Gudaha

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo gaaray Baydhabo

0
Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya  Cabdulkadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa Maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baaydho Wafdi...

Shir weynaha Garsoorka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho

0
Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka oo sannadkii afaraad la qabanayo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeybgalayaan dhamaan bahda Garsoorka dalka. Furitaanka...

Kismaayo oo lagu qabtay doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka

0
Waxaa maanta oo arbaca ah lagu doortay magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose  saddex xildhibaan oo ka mid noqon doona baarlamaanka 11-aad ee...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameyeen Galmudug ku dilay Maleeshiyaad katirsan argagixisada

0
Ciidamadda Xoogga Dalka iyo NISA ayaa bariga magaalooyinka Dhusamareeb iyo guriceel howlgallo ay ka fuliyeen ku dilay inka badan 20-maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaan iyagoo...

Xasan Xuseen Maxamed oo ku guuleystay kursiga HOP126 ee Golaha Shacabka BJFS

0
Magaalada kismaayoe ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose  waxa ka socda doorashada saddex kursi oo kamid ah Golaha shaacabka BJFS waxan kursiga koowaad ee HOP126...

Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland oo maanta qabanaya doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka

0
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Maamulada Galmudug iyo Jubbaland ayaa  lagu wadaa in Maanta ay ku qabtaan Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo doorashada Xubno kamid ah kuraasta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay iskaashiga Labada Dal

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle oo kormeeray goobta lagu qabanayo doorashada xildhibaanada JFS ee ka...

0
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta loo qorsheeyay inay ka dhacdo Doorashada Golaha Shacabka. Madaxweynaha ayaa soo indha indheeyay...

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo ka socota Muqdisho iyo Baydhaba

0
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay ka socota magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba, waxaana ilaa...

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta xildhibaannada golaha shacabka Soomaali-Land oo maanta dhacaysa.

0
Guddiga doorashada kuraasta gobollada Woqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta Muqdisha ku dooranaya 9 kursi oo ka mid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Khadra Maxamuud...