Wararka Gudaha

TAARIIKHDA MAGAALADA SAYLAC EE GOBOLKA AWDAL

0
Saylac waa magaalo xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka awdal  Magaalada waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna xuduud dhuleed la leedaha dalka  Jabuuti oo u jirto...

WAA MAXAY DHIIRI GELIN NAFEED?

0
Awooda lagu sameeyo waxa loo baahan yahay in la qabto, iyada oo aan la helin saameyn dadka kale ama xaaladaha. Dadka leh dhiirigelinta naftooda...

HAWEENKU WAA HORSEEDKA NABADDA IYO HORUMARKA DALKA

0
Wiil kasta oo adduunyada ku dhashay magac kasta iyo mansab kasta ha gaaree hooyo ayaa dhashay aabbe ayaana soo daadaheeyey laakiin hooyadu waxay hoodo...

BARAKACAYAASHA DULEEDKA IYO DAAFAHA MUQDISHO

0
Dadka ku nool Muqdisho tiro aan ka yareyn 40% waa barokacayaal ku nool hareeraha magaalada oo ku jira xaalad adag oo nololeed. Dadkan waxay ku...

Ciidanka Xoogga oo Khawaarijta Kala Wareegay degaanka Calli Heele ee Gobolka Galgaduud

0
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab & Gorgor oo ay Wehliyaan Ciidanka Difaaca Degaanka ayaa Khawaarijta Alshabaab kala wareegay degaanka Calli Heele oo hoos-taga...

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo booqday Dhaawacyadii ku Waxyee’loobay qaraxyadii khawaarijta

0
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane cali jeeyte Cismaan ayaa Isbitaalka Digfeer ee magaaladda Muqdisho ku booqday Dhaawacyadii ku Waxyee’loobay qaraxyadii khawaarijta Al-shabaab Iyo dagaaladii lala...

Wasiirka Awqaafta XFS oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Dalka Sacudiga

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS mudane Sh Muqtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa booqday Xarunta Qunsuliyadda Guud...

Mareykanka oo 18 bilood u kordhiyay joogitaanka dadka Soomaalida ee aan laheyn sharciga

0
Bayaan ay soo saartay Khamiistii, Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS) ee dadka Soomaaliya lagu...

Mareykanka oo 10 milyan ku bixinaya dabagalka iyo soo qabashada Maxamuud Cabdi Aadan

0
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku yaboohday lacago abaal-marin ah oo dhan $10m,isla markaana la siinayo ciddii soo sheegta xog ku saabsan Maxamud Cabdi...

Mid kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan Buulo-burde...

0
Cabdi Xasan Qooreey oo ka mid ahaa kooxaha khawaa ayaa isu soo dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Cabdi Xasan...